Friday, December 10, 2010

Ururka filim qaadayaasha oo marti u ah Barbaarta

Barnaamijka Barta Kulanka Barbaarta waa barnaamij todobaadle ah oo Bar-kulan ka baxa maalmaha Tallaadada iyo Arbacada. Barnaamijka ayaa waxaan idin kugu soo gudbinaa wararkii Barbaarta iyo Xubno dhawro ah oo xiisa badan.Barnaamijka Barbaarta waxaan kaga hadleynaa urur dhowaan looga dhawaaqay Mogadishu oo La magac baxay Somali National Union of Photographers S.N.U.P, urukan Waxaa ku mideysan Film qaadayaasha Somaaliyeed Waxaa Gudoomiye loogu dhigay Ismaaciil Warsame oo ka hadlaya qaabka loo Horumarin lahaa shaqada Film qaadista Soomaaliya.
Barnaamijka oo dhameystiran waxaad ka dhageysan kartaa boggaan qeybtiisa hoose.



No comments:

Post a Comment